Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jarrati on November 21, 2010, 11:28:08 PM
-
Salan bacdiged waxan dhakhtarka waydinayaa waxan ahay arday jaamacad dhigta o wakhtiga waxa uu u badanyahay akhris kadib akhriska waxan dareema indho olol (hot flashes) marka maxa dawo ah o iga cawin kara ama talo ah od iga sin karta toward ur experience mahadsanidin.
-
Walaal la xiriir takhtar indho, halagaa cabbiro aragga.