Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: miski2 on February 09, 2019, 10:57:02 PM

Title: Su'aal: Faa'idada ay dacarta u leedahy jirkeena?
Post by: miski2 on February 09, 2019, 10:57:02 PM
asc dhamaan bahda somalidoc   waxan raba inan ogado faaidada ey dacarta uledahay jirkena waxan youtube yada ku aragna gabdho dhahaya  jirkey u fican tahay sido kalane wajiga marsanaya hadaan xasaasiyad qabo wax miyey iga dhibeyaa maxeysana iso kor dhineysaa
Title: Re: Su'aal: Faa'idada ay dacarta u leedahy jirkeena?
Post by: SomaliDoc on October 21, 2019, 02:11:26 PM
Faa'idada ay dacarta u leedahay jirka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6025.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6025.0)