Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on January 02, 2018, 11:18:38 PM

Title: Su'aal: Wax kasta inaan qoro ayaan rabaa?
Post by: Ashom on January 02, 2018, 11:18:38 PM
Markii aan shaqeeynaayo Oo dad aad ubadan wax iihsheegaayaan wax kasto inaa qoro ayaa rabaa  waxaa amin sanahy in ee IGA dhumaayaan .mana xasuusan kari waxyaabo tirabadan Oo halmar la'iisheego
Sida kabal yiriga wax I xasuusto Oo kale  dhowr sheey loosheegaa mana hilmaamaayo

Mxaa xal ah hadii aan qoraal idilay Oo ana waxba madaxa ku heen karin
Title: Re: Maxaa wax walbo u qoraa
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 03, 2018, 03:01:10 PM
Fadlan, akhriso waxa dhalinyarad u keena Hilmaamka


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0)


Haddii adan ku qancin linkigaas, weli u baahantahay faafahin intaa dheer, dhakhtarka kaga soo jawaabi doona insha Allh.