Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on March 21, 2016, 04:26:17 PM

Title: Qorfaha iyo Caafimaadka (Qoraal Cilmibaaris Ah)
Post by: SomaliDoc on March 21, 2016, 04:26:17 PM
(http://somalidoc.com/Topics/qorfe.png)

Qorfe waa geed caraf badan oo aan ku darsanno cuntada, laakiin akhristow maxaad ka ogtahay faa'idooyinka caafimaad ee laga helo?

Waxaan qoraalkaan ku soo aruurinnay 18 faa'ido oo cilmibaaris lagu ogaaday inuu qorfaha wax ka taro ee ka bogasho wacan:


Badanaa marka laga hadlayo faa'idooyinka qorfaha lagu arkay, waxaa la sheegaa in saliidu ay ka fiican tahay markii daawo ahaan loo adeegsanayo, sababtuna waxay tahay in saliida laga soo miiro qorfe badan oo qofka uusan awoodin inuu cuno, sidaasne ay faa'ido badan u xambaarsan tahay, marka saliidu way ka waxtar badan tahay markii qorfaha caadi loo isticmaalo.

Akhriso Caafimaadka Sanjabiilka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6530.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6530.0.html)
Akhriso Caafimaadka Dhagayaraha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5320.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5320.0.html)
Akhriso Caafimaadka Toonta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html)
Akhriso Caafimaadka Basbaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6606.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6606.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)