Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asadyare on September 12, 2017, 01:15:54 AM

Title: Su'aal: Adeerkey jirka oo dhan ayaa gariirayo?
Post by: Asadyare on September 12, 2017, 01:15:54 AM
Asc dhaqtar marka hore sln qiimo leh iga gudon marka xigtana waxan rabaa inan su'al kuwaydiyo:

duq aderky ah ayaa jirka oo dhan gariraya waliba waad arkysaa sicadi ah asagoo dhan wuu jaraynayaa dhaqatirtu waxay dhahen waa cudur kudhaca maqarka dawa ayay uqoren waxna uma tarin walina waa sidisi hadaba dhaqtar muxu noqon karaa cudurkaa?

teda kale wax dawa ah maleyahy?

Maxaadse nagula talin lahyd inan samayno?

MAHADSANID   
Title: Re: Su'aal: Adeerkey jirka oo dhan ayaa gariirayo?
Post by: SomaliDoc on August 10, 2018, 02:41:18 PM
Walaal ma filayo in cudur maqaarka ku dhaco kaliya inuu gariir keeni karo, ee fadlan la xiriir dhakhtar neerfaha ku takhassusay "Neurologist", waxyaabo badan ayaa keeni gariirka jirka.