Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalmarudug on August 13, 2018, 04:10:03 PM

Title: Su'aal: Waa maxay dalbo?
Post by: Dalmarudug on August 13, 2018, 04:10:03 PM
asc diktore

mudo kudhaw 6 sano ayaa ihaysaty arin
wxan kso tagay degan jubaland gar ahn kismayo wxn jamcad kandhgta adis  6 sano
wxan cabi jiry wagi hore biyo sifaysan  e warshada lkin markan imid halkan ayan biyaha cdiga isk cabi jiray wxan isk arkay cilad Lugo qalocsn ama dalbo dark qar aya  igu yiri wxad cabty biyo fluoride k buxda lkin cilado an layabay aya ah in mrk hore ay marb lug ka daremyo in qalocu k bdan yahy gar ahan lugta bidix ayan ka daremaya tan kale wa isk caadi hda wan jojiyay biyahas mxa talo ah ayad isin lahyd diktore majiran wx dawo(dadk qaar aya iyiri zinc tab  aya ocuna wax xiririr miyaa kaa dhaxey)a  ah ama talo guud hday qalin ahataba pls

qoraalkn wxa IGA codsady in an kso diro inan  sxpkay
Title: Re: Su'aal: Waa maxay dalbo?
Post by: SomaliDoc on January 22, 2019, 08:27:30 PM
Badanaa qallooca lugaha ku dhaco wuxuu ku badan yahay caruurta yaryar waana cillad ka dhalata badanaa fitamiin D-yarida waxaana loo yaqaanaa Gedef "Rickets", halkaan ayad faahfaahinta ka akhrisan kartaa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1139.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1139.0)

Laakiin in qof wayn lagu arko lugo qallooc ama dalbo xiriir badanaa lama lahan nafaqo xumo ama cunno ama biyo la cabay, laakiin waxay salka ku hayn kartaa cilald xagga murqaha ama lafaha khaasatan haddii cilladu hal lug lagu arko, taladaydu waa inaad dhakhtar la xiriirtaa si laguu baaro ama laguu wiisiteeyo.