Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omarabdi on February 14, 2019, 07:09:45 AM

Title: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa biyo-baxa deg dega ah?
Post by: Omarabdi on February 14, 2019, 07:09:45 AM
Asc wan idinsalamay  bahda somalidoc. Walal waxan ahay 34jir xaasle ah waxan gursaday 3 sano kahor waxa nojoga wiil 2 jir ah. waxaan Kacabanaya Biyo-baxa Deg-dega ah  kuma qancinkaro sariirta xaaskayga wax ka yar 1daqiiqo baan ku biyo baxaa. Dhakhtar waan aaday dawoyin buu isiiyey lkn waxba iskama dareemin. Ilatali maxaan sameeya. Mahadsaid
Title: Re: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa biyo-baxa deg dega ah?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2019, 12:37:34 PM
Biyo-baxa degdegga ah waxaa keeno dhowr arrimood, waxaad u baahan tahay in waraysi qoto dheer lagula yeesho, midda kale uurqaadista kuma xirno inaad dhakhso biyo-baxaysid iyo in kale, akhriso waxyaabaha ugu badan ee keeno arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)