Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaamil121 on April 13, 2018, 06:10:35 PM
-
Asx Dr waxan idin waydiiyay qof anan qaan gaarin oo siigo sameeyay biyaha meshii lagarabay dhiig kayimaado muxu noqonayaa dhibkaas mdhalaysnimana malaga qaadayaa dawose maleeyahay
-
Caruurta oo aan qaangaarin, biyo kama yimaadaan....
Haddii aysan qaangaarinne macnaheedu ma ahan inuu dhiig ka imaanayo badalkii shahwada.
Akhriso astaamaha qaangaarka caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6522.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6522.0)