Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Elma on December 15, 2018, 07:57:54 AM

Title: Su'aal: Shahwada oo kaadida soo raacdo?
Post by: Elma on December 15, 2018, 07:57:54 AM
asc somali doc. waxaan isku arkay shahwadda oo kaadida sooraacaysa, waliba inta udanbaysa kaadida.
sidookale shawadu waxay leedahay kurtumo yar yar.
Title: Re: Su'aal: Shahwada oo kaadida soo raacdo?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2019, 09:33:49 PM
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)