Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Cudurrada Indhaha => Topic started by: Ciid mohamud on January 16, 2020, 06:56:41 AM
-
Asc, dr aad baan idin salaamayaa.
Dr waxaan ka cabanayaa guux dhanka dhagta bidix. Dr maxaa sababa ? Xalse ma leeyahay guuxaas. Mahadsanid.