Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: OSMAN ABOKAR on January 04, 2016, 10:25:39 PM
-
ASC SALAAN KADIB WAXAAN CODSANAYAA IN LA IIGA JAWABO XAASKA AYAA WAX YAR OO QIYAASTII XABAD-GALEEY LA,EG AYAA QASKA UGA SOO BAXAY XANUUN MA LAHAN LAAKIN HADII AY RIIXDO AYEEY XANUUNEEYSAA MARKA MA BURABAA MISE PLEASE WAXAAN CODSANAYAA IN JAWAAB LAGA SIIYYO
-
Fadlan la xiriirsaa dhakhtar cudurrada haweenka ah si loo eego.
Waxaa dhici karto in dhakhtarku uu cad ka qaado si uu u baaro.