Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mazcuuz Ahmed on July 31, 2016, 08:06:50 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
Post by: Mazcuuz Ahmed on July 31, 2016, 08:06:50 PM
Bismilaahi rahman rahuim
   Dr . Wan kusalamay salaan kadib doctor waxan isku arkay afar sano kahor bad breath oo sanka iyo afka ah then doctor ayan u tagay 14clatronycin  ayu iso qoray wan kucafimaday after 4 year ayan hadana bad breath isku arkay oo to much ah sanka iyo afka ah then.waxan.isku arkay cabur dhawr doctor ENT ayan utagay ant boitic ayey iso qoreen iyo gujoyin sanka ah waxayna dhaheen wa alargic  wax isbadal weyn madaremin then.doctor ayu ii diray CT scan waxan la idhahay jawaabta RIGHT MAXILARY SINUS AND SMALL POLYP  then xoga antboituc qatay wan kuyara fiicnaaday.lkn bad breath.wa sidii sanad ayaan.san  ahaa cabur mar mar ah iyo mar mar xanuun kadarema sanka.banakiisa iyo indha hoostooda markan.antiotic qaato alx wan cafimad markaan jojiyo dhawbiri.ka dib hda xoga ayan darema anay way doctor mat labaad ayaan Ct scan isi.saaray jawabta sidii hore syu shegay  hdaba doctor talo ayan.karabaa plz
 1:nasal polyp
2.carjawda sanka way.i qaliocda
3'Elergic wan qaba walow usan badneen so.doctoe.mxa igula tali laheyd polyp hadu yar yahay sanad marayo hadii aan.iska.qalo wax dhib ah makeenaya mida kale sameen maku leyahay caburka iyo infctionka gudaha ha imaan karaa  wali doctor.fiican maheli.oo aqoon wanagsan uleh so doctor mxa igula tali laheyd in aan.sameeyo thanksss
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
Post by: Mazcuuz Ahmed on August 01, 2016, 02:17:54 PM
Mida kale doctor wax xirrir ah maka.dhaxeyaan nasal polyp and bad breath from noise maxase keena carjawda sanka oo qaloocda iyo sida labiskaga daweeyo coz kuli dhaqatiir tii aan u tagay wa ajnabi talo.fiican ima.siin so plz doctor talo.ayan karaba mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:21:48 PM
Fadlan ka akhriso qoraalkaan xiriirka ka dhaxeeyo urka iyo cilladaha lagugu arkay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0)
Waxaad kaloo akhrisataa hilibka sanka ka soo baxo iyo xalkiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0)