Somali Medical Forums

Administration Panel => SD Support and Suggestions => Topic started by: Nuur12 on November 19, 2011, 02:16:19 PM

Title: Ku Socota SomaliDoc
Post by: Nuur12 on November 19, 2011, 02:16:19 PM
waad salaaman tihiin dhamaantiin bahda somali doc waxaan qabaa cabasho yar taas oo ah waxan su aalo soo dirtay 7/11/2011 iyo 9/11/2011  oo aanan ilaahada hayn jawaabtii ma websit ka ayaa laga guuray mise ciladkale baa dhacday waa mahadsantihiin
Title: Re: Ku Socota SomaliDoc
Post by: Admin on November 20, 2011, 11:27:24 PM
Waxaan ka xunnahay in jawaabaha su'aalaha ay qaataan waqti ka dheer sidii hore mashquul awgiis, marka su'aalahaaga iyo kuwa kalaba ee aan laga jawaabin 10-kii maalmood ee la soo dhaafay waa laga soo jawaabi doonaa sida ugu dhakhsiyaha badan insha'llah.

Dr.Mahdi