Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seco on January 03, 2019, 05:32:37 PM
-
Mida kowaad
Waxa maqlay inee jiraan hadii la cuno practemol ama diclofanic ama liin dhanaan hdii la cabo inta aadan utegin gabar inaa shahwada sameeynayaan kana Hortegayaan gabarta inee uur yeelato sababa ee ku sheegeen inee shahwada kala furayaan, maxaa kajira dre
Tan 2aad
Cunug dhalaan ah at least one month mala sii karaa syrup vitamins ah si eey hurdo ugu keento
Thanks dr mahdi..
Wax bdn aa kaa faaideesanay
-
1- Paracetamol iyo diclofenac labadooduba uur kama hortagaan, shahwane ma furfuraan waa fikrad qaldan.
2- Cunug hal bil jiro in la siiyo daawo uusan u baahnayn waa qalad, weliba loo siiyo in lagu hurdisiiyo sax ma ahan.