Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on October 24, 2015, 08:34:51 AM

Title: Su'aal: Kaadida ayaa i gubta, maxaa sababay?
Post by: Saleeban Axmed on October 24, 2015, 08:34:51 AM
kaadida ayaa i gubta maxaa sababy in kaadidu i gubto iyo madax xanuuun saaida oo la socda
Title: Re: Su'aal: Kaadida ayaa i gubta, maxaa sababay?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 05:30:17 PM
Kaadida oo u ku gubta waxay astaan u tahay badanaa infekshan kaadi mareenka ku dhacay, madax xanuunkuna ma ahan astaan u gaar ah xanuun gooni ah wuu la socon karaa infekshanka, ka akhriso halkaan qoraal ku saabasn xanuunka infekshanka iyo astaamaha lagu wada garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html)