Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiincali on November 12, 2018, 02:34:20 PM

Title: Su'aal: Maskaxda maxaa iga gaaray?
Post by: Yasiincali on November 12, 2018, 02:34:20 PM
Asc dhamaan bahda cafimaadka wabkaan waa idiin salamay salaan ka dib hada ka hor aan qalad galay sanado badan ka dib qalad kaas habiin habiinada ka mid ah anoo aad faraxsan baan sexday kadib subaxi markaa indhaha kala qaaday qaladkii baan soo xusuustay waa naxay kabacdi madaxa gudihiisaa aa wax ka qarxeyn dr baan u tagay maskaxda waaye uu i dhahay marka maskaxda maxaa iga gaaray dr qalbiga maa iga jabay
Title: Re: Su'aal: Maskaxda maxaa iga gaaray?
Post by: SomaliDoc on March 24, 2019, 09:55:09 PM
Walaal cilladaasi waxaa la dhahaa "Exploding head syndrome" waxaa badanaa la isku arkaa isla markuu qofka hurdada ka soo tooso, qofka wuxuu maqlaa shanqar cod dheer ah laakiin ilbiriqsiyo soconayso, qofkane wuxuu u maleeyaa in maskaxda qaraxday ama wax ku dhex qarxeen, badanaa waxay xiriir la leedahay stress-ka iyo welwelka, marka waxaa laga yaabaa arintii kugu taagnayd oo kugu soo dhacday in cilladaasi aad dareentay, waxaad u baahan tahay inaad qaadatid daawo maskaxda kuu dajinayso iyo inaad fahantid cilaldaada inaysan jirin wax qarxay laakiin tahay qeylo khiyaali ah oo maskaxda laga dareemo. Caafimaad baan kuu rajaynayaa.