Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed12 on April 23, 2015, 01:10:44 PM
-
Asc dhamaan bahda webkaan waa idin salaamay
salaan kadib''
dumarka hadii aan laga daween ekfeshinka kuna daaho mudo ilmana ay iska wayso mala daween karaa oo dib Malaga yabaa iney u uuraawdo
mahadsanidiin
-
Infekshanka oo daaho waxaa ka muhiimsan xaaladda ay ku sugan yihiin xubnaha ka qeyb qaato uur qaadista iyo heerka uu infekshan gaarsiiyay, waa in aad arrintaa darteed in ay cillada tahay hubsataa marka hore.
In la daaweyn karane waxay ku xiran tahay heerka uu xanuunkaaga uu gaarsiisay yahay.
Fadlan ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan infekshanka ku dhaco haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html)