Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cmqalinle on May 28, 2009, 11:25:31 AM
-
a/c halka waxaan ka salaamayaa dhakhaatiirta isku xilqaamay in umadooda wax u faaideeyaan intaa kadib waxaan rabaa in aan su,aal waydiiyo dhakhaatiirta su,aashu waxay tahay xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda marka ay nuujinayaan ilmaha. ilmaha afkiisuna uu cafimaad qabo maxaanse lagu daaweeyaa?
-
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1438.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1438.0.html)