Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahi Nor on July 24, 2016, 01:54:59 PM

Title: Su'aal: Nafaqo darida ilmaha ma u keeni kartaa?
Post by: Abdullahi Nor on July 24, 2016, 01:54:59 PM
Asc Dr maalin wanagsan waxan rabaa inad iiga jawabto suaal adigo mahadsan caruurta nafaqo darida ay ku dhacdo ma u keeni kartaa in ay garguurashada ama socod ku uu ka daaho mise jiraan wax yaabo kale oo keeni kara in ilmaha ayagoo sanad jira aysan wali garguurad baran.?
Title: Re: Su'aal: Nafaqo darida ilmaha ma u keeni kartaa?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 07:05:48 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni karo in ilmaha ay fadhiga ku daahaan ama garguurashada, waxaa ka mid ah nafaqo darrida iyo cudurrada.