Somali Medical Forums

Administration Panel => SD Support and Suggestions => Topic started by: Maskax on July 30, 2008, 01:27:37 PM

Title: Suggestion: Luqadda Afsoomaliga
Post by: Maskax on July 30, 2008, 01:27:37 PM
Asalamu Alaykum
Waxaan halkan ugu mahad naqayaa dhamaan cidii suurto gelisay Website kan amar degalkan aadka u qiimaha badan.
Waxaa kale oo aan talo ku soo jeedin lahaa in macluumaadka cusub iyo warbixinaha aad ku soo gudbisaan luqada luqada Soomaaliga hadii Allaah Idmo.
Title: Re: Suggestion: Luqadda Afsoomaliga
Post by: Pharmacist on September 01, 2008, 01:46:28 PM
Maskax macluumaat aad u badan ayaa afsoomali ku qoran ee booqo boggaan
http://somalidoc.com/Country.htm (http://somalidoc.com/Country.htm)