Somali Medical Forums

Administration Panel => SD Support and Suggestions => Topic started by: Khaalid on January 09, 2012, 11:38:27 PM

Title: CODSI QAABKA LOOGA HADLO CUDURRADA
Post by: Khaalid on January 09, 2012, 11:38:27 PM
salamu calaykum dr
aniga waxan ahay ardey somaliyed oo wax ka barta wadanka belarus  bartana cafimaad sanadkii afarad waxaan aad idin kaga mahad celinaya macluumad
waxan idin ka codsanaya hadad awodan in aad  markaad cudur ka hadlaysan aad so yara habaysan si aan xoga akhbar fican ino noqoto ana ugua faideysano wayo systemkas aya nalagu bara sida:
1- cudurka waxa uu yahay
2- waxa keeney
3-calaamadahiisa
4- qaabka lagu kala qado
5-sida lagu ogaado(diagnosis)
6- iyo dawooyinka loo qaato hadad awodan (with dose)