Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daahirey on October 06, 2010, 01:48:32 AM

Title: Su'aal: Babasiirka dhibatada uu bini aadamka uleyahey?
Post by: Daahirey on October 06, 2010, 01:48:32 AM
babasiirka taranka wax dhib ah miyuu ugeestaa dr Mahad?
hadii uu ugeesto uu wax badan haayey qofka malga daawen karaa dr Mahad ?
biyo baxa dag daga uusan qofka marki uu qaan garey isku arkin
kadame uu keeney in uu biyobax dag dag ah keno iyo doo sab utahey
qofka carurta ah  istic maali jirey gacantain uu biyo is kagakeeno Dictore ?
  
  
    mahad sanid dictoore
Title: Re: sual ku saabsan babasiirka dhibatad uu bini aadamka uleyahey
Post by: SomaliDoc on October 26, 2010, 08:08:03 PM
Halkaan ka faaideyso waxa baabasiirka uu keeno iyo calaamadahiisa
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)