Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Tamara on July 02, 2017, 12:16:01 PM

Title: Su'aal: Waxaan soo toosaa anigoo cabbursan?
Post by: Tamara on July 02, 2017, 12:16:01 PM
Asc, dhaqtar.
Qof markuu seexdo soo toosayo asagoo cabursan laba sanba xidhan ama mid xidhanyahay  mar marka qaarna xumad u raacsanatahay, ciladaas maxay noqon kartaa? Thnx.
Title: Re: Su'aal: Waxaan soo toosaa anigoo cabbursan?
Post by: SomaliDoc on April 27, 2018, 08:00:54 PM
Xanuuno badan ayaa keena in qofka isagoo cabbursan soo tooso, waxaa ka mid ah xanuunada ku dhaca sambabada iyo dhuumaha hawada qaado, sidoo kale wadne xanuun hadduu jiro. fadlan la xiriir dhakhtar si feeraha lagaaga dhagaysto, wixii baaritaan aad u baahan tahayne laguugu diro.