Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamaal on August 27, 2009, 11:37:03 PM
-
Asalaamu caleeykummmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
maxay kal yihii gudniinka fircooniga iyo midka sunuga ah
maxay ku kala duwayihiin??/
waxan rabaa in la iga siiyo labadaan gudniin waxay kala yihiin iyo faa.idooyinkooda ay leeyihiin marka uu ninka guursanayso noocee ufaa ido badan keesa aan urooneen
fadalan ha la iga jaahil bixiyo
waasalaamantiohiiiiiiiiiin
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan gudniinka oo dhameestiran
Halkaan Riix (http://www.ceegaag.com/fiinyarebackup/Qoraalada/2007/Nov%202007/gudniinka.htm)