Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Munim on July 15, 2008, 03:39:22 AM

Title: Xasuuusin
Post by: Munim on July 15, 2008, 03:39:22 AM
>>      Nolosha waa Imtixaan.

>>   Islaamka Waa Nolol & Naxriis.

>>   Salaada Waa Nuur.

>>   Soonka Waa Gaashaan.

>>   Zekada Waa Xijaab.

>>   Xajka Waa Dambi Dhaaf.

>>    Sadaqada Waa Keyd.

>>   Aakhiro Waa Lama huraan.

>>   Qabriga Waa Bankiga  Camalka.

>>   Aduunyada Waa Dhalanteed.

>>   Mar Walba ALLE Raali Geli.

>>    Waxaad heleysaa Liibaan Aduunyo iyo mid Aakhiro.

>>   kusali Nabigeena MUHAMMAD C.S.W.
Title: Re: Xasuuusin
Post by: Dr.Tulip on July 15, 2008, 03:54:40 AM

alla7 yegazik 5eyr walaalkis munim
Title: Re: Xasuuusin
Post by: Munim on July 15, 2008, 04:18:07 AM
Jamcan walshy shukran calal muruur alxilw