Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awabdi on April 01, 2016, 01:59:58 PM

Title: Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?
Post by: Awabdi on April 01, 2016, 01:59:58 PM
markaan mudo joogo dhinaca bidixda ah ayaa ixanuni lugta iyo gacanta waliba si kabuut ya ah camal marka maxaan umaleeyaa
Title: Re: Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:03:06 PM
Waxay u badan tahay cillad neerfo taasoo ka imaan karto dhabarka weliba dhinaca qoorta ku aadan ama maskaxda, waa haddii aadan lahayn xanuuno kale sida dhiig-kar, macaan iyo wixii la mid ah.
Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.