Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daahirdym on September 09, 2017, 11:33:50 AM

Title: Su'aal: Jeegada ayaa i xanuunayso?
Post by: Daahirdym on September 09, 2017, 11:33:50 AM
Asc dhaqatirta somaliDoc waa Daahir Yuusuf xuseen.
Salan kadib waxa ihaya cudur waxyar kaduwan mid aad ka hadashen oo ah madax xanuun.
Jeegada ayaa ixanuune.waxaa uu igu kacaa xanunku markan cabaar wax fiirsho anoo fadhiya ama tagan ama markaan cabaar wax aqriyo indhaha ayaan jeclahay inaan laba farod saaro amaan qoorta jijimciyo si aan roonansho uraadsho.
Hadda kahor meesha dhalada ah ayaa dhagax si xoog ah eega dhacay mase jebin.
Dhaqtar noocee ah Ayaan aadaa ???
Cudurkanse waa maxay ?????
Jawaab Ayaan rajeynaa mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Jeegada ayaa i xanuunayso?
Post by: SomaliDoc on August 02, 2018, 07:08:13 PM
Cilladaada qoorta ayay ka socotaa, madax xanuunka ay keentane qaabka laguu haayo ayaa loo dareemaa. xanuunkane garbaha ayuu u gudbaa mararka qaar.