Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on December 04, 2017, 07:05:54 AM
-
asc
dr. wajiga waxaa ku leeyahay finan.
finankaas ma ku daween karaa malabka si dabiiciya.
-
Fadal linkgaan ka akhriso waxyaabaha la xidhiidha finanka wejiga ama Haaraha, iyo weliba inbadan.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)
Dhakhaatiirteena Allow Dhowr!