Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saynabqaali on September 05, 2015, 10:37:54 AM

Title: Su'aal: Waa maxay right ovary cyst?
Post by: Saynabqaali on September 05, 2015, 10:37:54 AM
aadbad u mahadsantihiin dhaman diktoorada soomaliyed ee webkan ka shaqeeyey markaa wxn jecelahay inaan weydiiyo diktoorada codsi wll muslima oo lagu yidhi right ovary baa cyst kaga jiraan oo qandhjidhaka lugtuna damqanayo mxaa keena talow maxay sababi kartaa maxaa se lagu daweynkaraa
Title: Re: Su'aal: Waa maxay right ovary cyst?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2015, 01:27:29 PM
Fadlan halkaan ka akhriso waxa uu yahay Ovarian Cyst: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5656.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5656.0.html)
Qanjirka daqmanayo ee lugta ku sheegtay halkee ayuu kaga yaallaa?