Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adamu on March 18, 2020, 02:20:29 AM

Title: Su'aal: Nin dhalinyaro oo dhawaan guursaday?
Post by: Adamu on March 18, 2020, 02:20:29 AM
Asc Bahda Somali doc aad ayaad u MAHADSANTIHIIN sida wanaagsan ee aad Bulshada Ugu adeegaysaan Intaa kadib Su'aashaydu waxa weeye waxaan ahay nin dhallinyaro ah oo dhawaan guursaday in mudo ah xaaskaygu uur iima qaadan dhakhtar ayaan u tegay waxa uu ugu sheegay OLIGOASTHENOSPERMIA
Markaa anigu wax Aqoon aha uma lihii fadlan maxay Tahay OLIGOASTHENOSPERMIA.?

Mahadsanidin.