Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Istakiin on June 12, 2010, 08:51:17 PM
-
waan idin salaamay salaan ka dib waxaan ahay qof aan wali dhalin toban sano raadinayso ilmo hada waxaa igu soo kordhey caadada oo go go da sida sedexdii miloodba mar ama afar bilood marba si bay noqotaa daawooyin badan oo taqtar ii qorey waan qaatey qaar wey i caawiyeen laakiin hadii joojiyo sideeda ayay ku noqoneysaa waa caadadee marka suaasheyda waxay tahay hadda wey iga maqan tahay markaan tijaabada sameeyaay oo kaadada waxay ii sheegtey in aan uur leeyahay markaan dhiiga iska qaadeyna waxay sheegtey in aan uur lahayn taqtar waan la balansan ahay marka maxaytahayarintaas??????taqtaroow wax jawaab iga sii arintaas?
-
Waa maxay tijaabada dhiigga ee uurka lagaaga baaray?