Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Leilo on December 14, 2017, 07:03:02 PM

Title: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa cudurka Faaliga?
Post by: Leilo on December 14, 2017, 07:03:02 PM
Asc dr aad ayan ku salamaya salan kadib  waxan  donaya  wax lagu  daweyo  cudurka  faliga  wan ku  arkay  somalidoc  lkn  qabaabkaa loo daweyo ayan donaya ad aya  u mahadsantahy
Title: Re: Caawinaat
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 14, 2017, 09:10:02 PM
Qoraalka ku saabsan oo Faaliga ah halkaan ka akhriso, Qoraalkaan hoos ku xusan waxa uu taabanaya dhankasta, ku saabsan Faaliga.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3552.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3552.0.html)
"Ilaahow Noo Dhowr Dhakhaatiirteenna, meel walba ay Joogan"