Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salaado cali on April 23, 2015, 06:17:42 PM

Title: Su'aal: Waa Maxay acid reflex?
Post by: Salaado cali on April 23, 2015, 06:17:42 PM
Aslaamu calaykum waraxmatulaahi wbkt salaan ka dib dhaqatiirtana ilahay qayr ha idin siiyww suaal nagma dhaamto suashaydu waxay tahay inan yar oo dhashay ayaa lugu sheegay acid reflex waxaa loo soo qoray daawdan (rintidin) 3bil ka dibna soo noqo ayuu yiri drkii  mana uu sheegin goorta laga joojinaayo
inataas waa hordhac ee suaalahan iiga jwba
muxuu yahay acid reflex somali ahan
ilmaha yarsa ma ku dhashaan ?maxaana u sabab ah inuu ku dhaco
daawadiisa ilaa waqti intee ah ayaa la qaataa?
Maxay tahay calaamdah lagu ogaan karo inuu ilmuhu ka bugasaday
jazaa kalaah qayr
Title: Re: Su'aal: Waa Maxay acid reflex?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 02:29:31 PM
Acid reflux waa biyaha kulul ee qofka ku soo rogmado xilliga uu dareemayo laabjeexa.
Waa calaamad ka mid ah calaamadaha gaaska, halkaan ka akhriso qroaalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)

Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad sii qabto su'aalo dheeraad ah waad na soo waydiin kartaa.