Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa on April 15, 2016, 10:53:10 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena xubka jirka isbedala?
Post by: Akhaa on April 15, 2016, 10:53:10 PM
magcy wa cqdir waxn weydina dhaqtarka cudurada maqarka cad cadada
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena xubka jirka isbedala?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:50:07 PM
Cudurro badan ayaa maqaarka cadcadaad u yeelo waxaana ugu horeeyo caabuqa fangaska ee ku dhaco maqaarka ee fadlan la xiriir dhakhtar maqaar.