Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulkadircc on October 19, 2009, 04:33:21 PM
-
Sallaan ka dib waxaan jeclaan lahaa inaan faahfaahin dheeri ah ka helo
Cabirka ugu wanaagsan Miskaha Haweenayda uurka leh, waayo waxaa badanaa
dhacda in Haweenay Qalliin lagu sameeyo iyadoo sabab looga dhigaayo,
Miskaheeda oo yar.
Mahadsanidiin
-
Dhirirka cabirka miskaha waa 12 cm qiyaastii
Ballaca cabirka miskaha waa 1o cm qiyaastii
-
asc/ su aal ku saabsan muduucaan,
waxeynatahey sidatan waa maxay miskaha fadlan?
MAHADSANIDIIN
-
(http://img.tfd.com/dorland/thumbs/presentation.jpg)
Miskaha waa lafta ilmaha ay soo dhex maraan marka hooyadu foolaneyso.
Mar madaxa ayay kala soo baxaan, marna dabada marna dhinaca