Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Deeq on January 18, 2019, 09:18:14 PM

Title: Su'aal: Shahwadayda waa boqokiiba 5%?
Post by: Ahmed Deeq on January 18, 2019, 09:18:14 PM
asc dr aad ayaad u mahadsanthy barnaamijkawanaagsan ee aad dadkaaga u qaboto
intaa ka dib waxaaan doonayey inaan ku weydiiyo .
dr
waxaa la igu yidhi xawadaaada ayaa aad u hoosaysa ilaa 100%5 oo kale maxaa u sabab ah maxaase lagu badin karaa
Title: Re: Su'aal: Shahwadayda waa boqokiiba 5%?
Post by: SomaliDoc on September 08, 2019, 05:40:04 PM
Waxyaabo badan ayaa keena xawada ama tirakoobka shahwada oo yaraato, faahfaahinta waxyaabahaas iyo sida loola tacaalo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0)