Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimcaan on February 28, 2011, 02:21:12 PM

Title: Su'aal: Qufac muddo labo sano ah?
Post by: Nimcaan on February 28, 2011, 02:21:12 PM
as.dr walaal waxaan ku weydiinayaa gabar 3 sano jir ah ayaa qufac ku dhacay hada ilaa 2sano ayuuna ahaa maxaa daawadiisa ah
Title: Re: Su'aal: Qufac muddo labo sano ah?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2011, 09:17:10 PM
La xiriir takhtar si loo baaro gabadha xanuunsan.
Qufaca muddada dheer socdo waxaa keeni kara cudurka qaaxada oo la daaweyn karo, haddiise aan la daaweynne waa halis.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=266.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=266.0)