Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zamzam Abdirrahman on July 02, 2016, 11:14:51 PM

Title: Su'aal: Maxa keena tuunbooyinka makaanka oo barara?
Post by: Zamzam Abdirrahman on July 02, 2016, 11:14:51 PM
Dhakhatar ayaa igu yidhi tuunbooyinka makaankagu way bararsanyihiin makaan kaaguna wuu soo dhaw yahay markaa maxa keena dhakhtar ?
Title: Re: Su'aal: Maxa keena tuunbooyinka makaanka oo barara?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:13:47 PM
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0)