Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanadhaliyay on May 30, 2016, 06:13:41 PM

Title: Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?
Post by: Hanadhaliyay on May 30, 2016, 06:13:41 PM
asc.
Dr, salaan kadib waxaa marar badan  i dhibay gaaska caloosha ama H-Pilory iyo gooryaan isku darsan dhaqaatiir local ah oo aan la xiriiray wax talo ah ima siin daawo bas daawadaasna wali kuma bad qabo

Su,ashayda waxay tahay sideen iskaga daweyn karaa dr abdullahi , daawadee u qaataa iyo cuntooyinka aan iska ilaalinayo ii sheeg?
Mida kale gooryaanka caloosha dhib badan ayuu igu hayaa ee sideen u dabar jaraa noolahan igu dhex nool?
Title: Re: Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 07:59:59 PM
Jawaabta su'aashaada ka akhriso qoraalladaan:
1- Waa maxay H. Pylori: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0)
2- Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)
3- Welwelka iyo Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6391.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6391.0)