Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Feysalhaji on November 13, 2019, 03:12:42 PM

Title: Su'aal: Stroke ayaa ku dhacay?
Post by: Feysalhaji on November 13, 2019, 03:12:42 PM
Assalamu alikum Dr aabbe ayaan ka keenay UK muddo 1 yr laga joogo markii aan dalka keenay jimicsi in muddo ah markii aan ku waday ayuu iga diiday age-kiisana waa 76 sanno Stroke ayaana ku dhacay London isaga oo joogo 2010kii mana socon karo xiligaas ilaa hadda kadib dalka markii aan joogay ayaa DVT uu kaga dhacay lugta bidix cirbado Heparin ah ayuuna ka qaatay muddo saddex bil ah daawadii ayadoo saddex bil ka dhimantahay wuu diiday cirbadaha maxaa Alternative ah maxaa halis ah oo ka imaan karo hadii aan daawada DVT siin ?