Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on June 14, 2016, 04:11:29 PM

Title: Su'aal: Ilmo iila dhashay waxaa hayo kuriimo xumo?
Post by: Mr Mahamed on June 14, 2016, 04:11:29 PM
asc ditoore waan ku salaamay ramadaan wanaagsan waxaan rabay ilmo iila dhashay waxaa hayo kuriimo xumo rashiina wey cunaan sifiican maxaa sababo korisho xumo
Title: Re: Su'aal: Ilmo iila dhashay waxaa hayo kuriimo xumo?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 11:24:09 AM
Waxyaabo badan ayaa la fiiriyaa markii waalidka uu ka sheegto miisaanka caruurtiisa.
1- Miisaanka uu ku dhashay cunuga.
2- Inta kiilo oo ku korortay markii loo fiiriyo bilaha uu jiro
3- Cunnada la siiyo iyo qaabka loo siiyo
4- In ilmaha la naas nuujiyay
5- Haddii ay jiro cudurro u diidi karo in ilmaha miisaankoodu kordho

Si loo ogaado waxyaabahaas oo idil waa in aad dhakthar caruur la xiriirtaa.