Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed15 on August 28, 2015, 12:35:20 PM
-
asalaamu calaykum Dr waxaan waydiinayaa inuu bal iiga waramo ninka 3 xaas leh ee u baahan markuu galmada sameynaayo wixii kor usoo qaadi lahaa galmadiisaa faraha badan waad mahadsan tahay
-
Ahme, ku dadaal cunnooyinka iyo waxyaabaha dabiiciga ah ee qoraalkaan ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)