(http://www.somalidoc.com/Topics/frm1.jpg) | Marka aad soo gasho waxa aad arkaysaa box yar oo leh laba meel oo banaan oo loogu tala galay inaad galiso magacaaga iyo passwordkaaga waxaa ku xiga meel kale aad ka dooraneysid inta muddo ah aad ku jirayso forumka (saacad, maalin, usbuuc, bil ama weligaaba), hadii aad ka soo gashay computer aadan laheen ama dad ka wada dhaxeeya ha dooranin "forever" oo ah macnaheeda weligey waan ku jirayaa, tani waxay keeni kartaa in qof walba oo fura webka uu siduu rabo ka yeeli karo accountigaaga. |