Somali Medical Forums

Health Related Forums => Topics in Healthcare => Topic started by: Guled mohamed Yousuf on July 16, 2020, 04:15:15 PM

Title: Cudurka macaanka ( diabetics)
Post by: Guled mohamed Yousuf on July 16, 2020, 04:15:15 PM
Asc dhakhaatiirta soomaaliyeed fadlan su'aalahan hala iga caawiyo.

1. Imisa jeer ayay tahay in maamada cudurka sonkorta (macaanka) qabta la hubiyo heerka glucose teedu taagan tahay? Wakhtiga maalintii ugu haboonse waa xilima?
2. Mishiinka yar ee heerka glucose lagu hubiyo waxa uu soo saarayaa numbero kala duwan wakhti ay daqiiqad keli ah u dhaxayso, maxaa sababi kara? Is it normal?
3. Waa maxay Ideal glucose Rangea qofka toban sano macaanka la noolaa, inta badan aan si fiican u xakameyn jirin.

4.Hadii aanay 300 ilaa 400 hoos uga degayn isagoo laba dawo qaadanaya maxaa la yeelayaa.

Mahadsanidin.