Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac123 on July 29, 2015, 09:19:41 PM

Title: Su'aal: Maamo mar kasta sheeganayso lafo xanuun?
Post by: Jaamac123 on July 29, 2015, 09:19:41 PM
asc somalidoc waxaan rabaa imaan su aalo idinka weydiiyo mamao hooyo weyn oo markasta sheeganayso laffo xanuun jooga ah sida lugah mxaa tala ah ood aad siin kartaan?
ama aan kula taccal naa
Title: Re: Su'aal: Maamo mar kasta sheeganayso lafo xanuun?
Post by: SomaliDoc on July 30, 2015, 02:18:17 PM
Lafo xanuunka wuu noocyo badan yahay, wuxuu ka imaan karaa caabuq lafaha ah, xanuunka roomaatiisamka, riixa, lafo-beelka ama kaalsiyam yari intaba, fadlan maamada u geey takhtar si intaa looga baaro.
Haddii aad u baahan tahay warbixin dheeraad ah oo ku saabsan xanuuandaas, kha akhriso halkaan:
1- RIIXA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html)
2- XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)
3- JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html)
4- FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html)
5- DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html)
6- LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html)
7- MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)