Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on June 10, 2017, 06:47:15 PM

Title: Caafimaadka & Nafaqada Laga Helo Cambaha!
Post by: SomaliDoc on June 10, 2017, 06:47:15 PM
(http://somalidoc.com/Topics/cambaha.png)

Bismillah,

Cambuhu waa midho macaan oo cunno iyo cabitaan ahaanba loo isticmaalo, wuxuu aad uga baxaa dalkeena iyo meelo kaloo dunida ka mid ah. Cambaha wuxuu ku jiraa midhaha ugu caafimaadka badan ee la cuno.

Waxaan halkaan ku soo aruuriyay faa'idooyinkiisa caafimaad khaasatan kuwa cilimibaaris ahaan loo ogaaday:


Dabcan way jiraan waxyaabo kale oo badan oo aan weli la ogaan oo Alle ku abuuray midhaha cambaha, laakiin waa muhiim in aan ku dadaalnaa cunistiisa iyo cabitaankiisa.

Akhriso qoraal aan kaga hadalnay Faa'idooyinka Caafimaad Ee Babaayga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6819.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6819.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Caafimaadka & Nafaqada Laga Helo Cambaha!
Post by: Teyteyley on January 08, 2020, 02:27:16 PM
ASCW--Dr Abdullahi iyo teamka Somalidoc waan idinsalaamayaa inabadan.....waxaan idinka codsanayaa inaad wax nooga sheegtaan "inuu Canbuhu Qaras kiciyo ama Malaariyo" arintaas ayaa  nagu badan oo Soomaalida badankeedu aaminsan tahey..marka waxaan jeclaan lahaan inaad waxii Alle idinka fahamsiiyey nooga sheegtaan. hadii aad horey uga hadasheena fadlan markale oo postgareeya.