Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on July 22, 2016, 05:58:05 PM

Title: Su'aal: Baashida ma lagu kala qadaa HIV/Aids ka?
Post by: Maaji29 on July 22, 2016, 05:58:05 PM
Cudurka baashida malagu kala qadaana hduu cudurkaas qabo aad bashi la samey so
Title: Re: Su'aal: Cudurka HIV/Aids ka?
Post by: SomaliDoc on October 22, 2016, 04:56:41 PM
Fadlan qoraalkaan ka akhriso waxa lagu kala qaado xanuunkaan iyo waxa aan lagu kala qaadin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0)