Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: YoungAbdirahman on October 01, 2016, 05:53:49 PM

Title: Su'aal: Daawo waxaa jirta Timaha la isaga xiiro?
Post by: YoungAbdirahman on October 01, 2016, 05:53:49 PM
Salaan kadib
Dr aad ban ula dhacay shaqadan wanaagsan eed Bulshadeena uhaysaan Allah ha idinka Ajar siiyo
hadaan ugudbo Su'aashayda waxaan ku waydiin lagaa DR daawo waxaa jirta Timaha la isaga xiiro oo Hair Remover layiraahdo oo badanaa Kareem ahaan usoo baxdo marka DR wax dhibaato ah ooy daawadaa yeelan karto may Jirtaa?
aad baad umahadsantihiin :)
Title: Re: Su'aal: Daawo waxaa jirta Timaha la isaga xiiro?
Post by: SomaliDoc on October 22, 2016, 03:10:40 PM
Halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinay daawooyinkaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0)