Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on October 02, 2016, 04:24:31 PM

Title: Su'aal: Cunnada Arooska Cusub?
Post by: Ashom on October 02, 2016, 04:24:31 PM
 Dad aroos Ka ah oo 7da Ku jiro
Maxaa cunooyin ah oo lagula talin karaa
Maadama ee yihiin dad caaboon
Title: Re: Su'aal: Cunnada Arooska Cusub?
Post by: SomaliDoc on October 22, 2016, 02:53:06 PM
Ma jiro cunno gooni ah oo la isla ogyahay oo loogu talagalay bisha arooska la yahay.
Waxaa muhiim ah in lamaanaha ay helaan cunno isu-dheelli tiran oo leh karbohaydarayt, borotiin, dufan iyo fitamiino.

Waxyaabaha caawin karo waxaa ka mid ah malabka oo muhiim u ah dhinacyo badan.