Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Cali on November 21, 2016, 07:06:25 PM

Title: Su'aal: Waxaan iska dareema cillad dhagta bidix ah?
Post by: Cabdi Cali on November 21, 2016, 07:06:25 PM
asc doctor waxaa iska dareema cilad dhagta bidix ah wax xanuun ah iguma heyso lkn ma koontarooli karo hadalka aniga wxn uheysta in hadalkeyga la maqlo markan hadlayo lkn qofka i ag jooga ima maqlayo
Title: Re: Su'aal: Waxaan iska dareema cillad dhagta bidix ah?
Post by: SomaliDoc on December 16, 2016, 08:00:39 PM
Dhagta bidix maxaad ka dareemaysaa haddii cillad kaa haysato?
Codkayga ayaa gaaban miyaa ka wadaa mise cillad kalaa jirta?
Fadlan soo faahfaahi su'aashaada.